Daawo xasuuqa umadda lagu Hayo

Waa cajel ka Turjumaya Dhibka Somaaliya ka Taagan, Tan iyo muddadii Ay ka Baxeen Maxaakiimta oo ka Talin jiray kuna soo rogay Amni iyo xasilooni Dalka , Aysan shacabku helin Dadka u adeego kalana Shaqeeyo Hormarka , balse jawaab looga dhigay BM iyo Goorac Maati Taasina waa midda maanta ka Taagan Somaaliya Gaar Ahaan Caasimada Muqdisho.

No comments: